Friday, January 28, 2022
Hoy > Warka > SAWIRO:-Musharixiin durba bilaabay ololaha doorashada Guddoomiyaha Baarlamanak DFS

SAWIRO:-Musharixiin durba bilaabay ololaha doorashada Guddoomiyaha Baarlamanak DFS

Muqdisho – (Maddal Furan) – Wararka laga helayo magaaladda Muqdisho ayaa sheegaya inay durba dibadda u soo baxeen tiro musharixiin ah oo sheegay inay u sharaxan yihiin xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS.

Musharixiinta durba shaaciyey musharaxnimadooda ayaa waxaa ka mid ah

  1. C/fataax M. Ibraahin Geesey,
  2. Xuseen Maxamuud Sheekh-husseir
  3. Ibraahin Isxaaq Yarow

Musharixiintan oo ka mid ahaa Xildhibaanadii dabadda ka riixayey mooshinka xilka looga qaadayey Guddoomiye Jawaari ayaa isu diyaarinaya ololaha ay ugu jiraan tartanka Guddoomiyaha Baarlamaanka maadaama uu meesha ka baxay Guddoomiye Jawaari.

Sawiro.

Leave a Reply

Your email address will not be published.