Friday, January 21, 2022
Hoy > Warka > Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee BDFS oo goor dhow shaaciyey xiliga la qabanayo Fadhiga Baarlamanka

Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee BDFS oo goor dhow shaaciyey xiliga la qabanayo Fadhiga Baarlamanka

Muqdisho (Madal Furan) – Qoraal fariineed ka soo baxay Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka DFS C/weli Ibraahin Muudeey ayuu ku shaaciyey xiliga la qaban doono kulanka Baarlamaanka.

Fariintan ayaa ku soo beegmeysa xili ay socdeen  kulamo iyo wadahadal u dhexeeyey Xildhibaano taageersan Guddoomiye Jawaari iyo Madaxweynaha DFS Maxamed C/laahi Farmaajo.

Lama garan karo sababta xiligan ku soo beegtay fariinta Guddoomiye ku xigeenka Koowaad inuu isugu yeero Xildhibaanadda Baarlamaanka Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *