Monday, January 17, 2022
Hoy > Warka > DAAWO:- Oradyahanka Cabdi Bille oo Soomaalida u sheegay in guusha keensan karaan haddii la isku tashado

DAAWO:- Oradyahanka Cabdi Bille oo Soomaalida u sheegay in guusha keensan karaan haddii la isku tashado

Muqdisho – (Madal Furan) Oradyahanka Soomaaliyeed ee sida weyn looga yaqaan dunida ayaa wuxuu booqasho ku tegay magaaladda Muqdisho, wuxuuna ka soo dhex muuqday munaasibad loogu tala galay oradka gaaban oo markii ugu horeysay lagu qabtay magaaladda Muqdisho, wixii ka danbeysay markii ay dhacday dowladdii Soomaaliya.

Munaasibad aad u weyn oo ayaa magaaladda Muqdisho loogu qabtay Cabdi Bille, taasoo ay shacabka iyo masuuliyiinta Soomaalidu ku soo dhoweeyeen, uguna muujiyeen sida ay ugu faraxsan yihiin booqashadiisa.

Kooxo fanaaniin ah ayaa sidoo kale waxay munaasibada ka qaadeen hees loogu tala galay Oradyahanka Cabdi Bille Cabi.

Hoos ka daawo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *