Friday, January 21, 2022
Hoy > Warka > DHEGEYSO:- Prof Samatar:- Madaxweyne ma jiro ee waxaa jira Madaxtooyo wax ku maamuleysa si humaag ah”

DHEGEYSO:- Prof Samatar:- Madaxweyne ma jiro ee waxaa jira Madaxtooyo wax ku maamuleysa si humaag ah”

Muqdisho (Madal Furan)  Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa sheegay inay Soomaalidu fahmaan Saddex arrimood oo kala ah:-

1.  Madaxweyne in uusan jirin ee ay jirto Madaxtooyo ku dhuumaneysa harka (Daaha gadaashiisa) oo halkaas wax ka maamuleysa.

2. Wuxuu kaloo Prof. Jawaari ku tilmaamay inuu yahay nin kartidiisu aad u liidato isla markaasna khiyaamo badan.

3. Qodobka Saddexaad ayuu ku sheegay in la raadinayo nin Guddoomiye ah oo u janjeera  sida dowladdu rabto in loo yeelo had iyo jeer.

Hoos ka dhegeyso.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *