Monday, January 17, 2022
Hoy > Warka > DAAWO:- Laba warsaxaafadeed oo Guddoonka Baarlamaanka DFS isku canbaareynayaan

DAAWO:- Laba warsaxaafadeed oo Guddoonka Baarlamaanka DFS isku canbaareynayaan

Muqdisho (Madal Furan) Waxaa maanta magaaladda Muqdisho lagu qabtay warsaxaafadeed iska soo horjeeda oo Guddoomiye Jawaari iyo Kuxigeenka 1-aad ee  Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Muudey ay kaga hadleen dhacdadii maanta ka dhacday Xarunta Golaha Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Labadan masuul ayaa midba kan kale eedeyn dusha u tuuray, waxayna isku eedeynayaan khaladkii dhacay cidda ka masuulka aheyd.

Hoos ka daawo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *