Friday, January 28, 2022
Hoy > Warka > AKHRI:-Guddoomiye Jawaari oo diiday qoraalkii Gudoomiye ku xigeenka 1aad uu shaqada uga joojiyo Xoghayaha Guud

AKHRI:-Guddoomiye Jawaari oo diiday qoraalkii Gudoomiye ku xigeenka 1aad uu shaqada uga joojiyo Xoghayaha Guud

Muqdisho (Madal Furan) – Guddoomiyaha Baarlamanka DFS  Maxamed Cismaan Jawaari ayaa ka soo saaray qoraal uu ugu jawaabayo Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad C/wali Muudey oo shaqo joojin ku  sameeyey Xoghayaha guud ee Baarlamanka DFS Cabdikariin Xaaji Buux, wuxuuna qoraalkiisa ku sheegay inaysan jirin awood u saamaxeysa Guddoomiye ku xigeenka inuu shaqada ka joojiyo Xoghayaha Guud.

Dagaalka siyaasadeed ee Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ka dhex taagan ayaa iminka wuxuu u gudbay xafiisyadda hoose ee Golaha Baarlamaanka, taasoo rajo beel ka muujineysa in wax xal ahi ka dhow yihiin waanwaan laga dhex dhaliyo Guddoonka Baarlamaanka

Akhri Qoraalka Jawaari

Leave a Reply

Your email address will not be published.