Thursday, January 20, 2022
Hoy > Warka > DAAWO:- Markii ugu horeysay oo Soomaaliya ay ku dhashaan ilmo isku dhegan

DAAWO:- Markii ugu horeysay oo Soomaaliya ay ku dhashaan ilmo isku dhegan

Muqdisho (Madal Furan) – Waxaa Isbitaalka Somali Sudaness ee magaaladda Muqdisho ku dhashay Laba ciyaal ah oo isku dhegan, kuwaasoo ay dhakhaatiirta Isbitaalka ayaa sheegay in qaliin saacado badan qaatay kadib ay ku guuleysteen badbaadinta ilmahaas iyo hooyadood.

Ilmahan ayaa isaga dhegan Caloosha, waxayna leeyihiin Laba Madax, Afar gacmood iyo Laba lugood.

Dhowr goor oo hore ayay waddanka Soomaaliya uga dhacday inay dhashaan ilmo isku dhegan balse dhacdadani waxay kaga duwan tahay inay leeyihiin Laba Lugood oo keliya,

DAAWO.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *