Friday, January 21, 2022
Hoy > Warka > Dhegeyso: Shacabka Muqdisho oo soo dhoweeyey go’aankii Madaxweyne Farmaajo uu ku baajiyey khilaafkii Baarlamaanka

Dhegeyso: Shacabka Muqdisho oo soo dhoweeyey go’aankii Madaxweyne Farmaajo uu ku baajiyey khilaafkii Baarlamaanka

Muqdisho ( Madal Furan) – Shacbi weynaha Soomaalida ayaa si weyn u soo dhoweeyey go’aankii uu Madaxweynaha DFS Maxamed C/laahi Farmaajo ku baajiyey kulankii Golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta la filayey inuu ka dhaco magaaladda Muqdisho, balse cabsi weyn laga qabay in rabshado ka dhashaan.

Warbaahinta qaarkeed ayaa makarafoonka la dhex martay dadka ku dhaqan magaaladda Muqdisho waxayna weydiiyeen dareenkooda ku aaday go’aanka Madaxweyne Farmaajo ku baajiyey kulankii Baarlamaanka.

Fikradaha dadkaasna ka dhegeyso hoos.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *