Thursday, January 20, 2022
Hoy > Warka > DAAWO:- Guddoomiye Jawaari oo sharaxay sababta loo hakiyey shirkii maanta ee Baarlamaanka Soomaaliya

DAAWO:- Guddoomiye Jawaari oo sharaxay sababta loo hakiyey shirkii maanta ee Baarlamaanka Soomaaliya

Muqdisho (Madal Furan) – Guddoomiyaha Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay inay la kulmeen isaga iyo Labadiisa ku xigeen Madaxweynaha DFS Maxamed C/laahi Farmaajo, si ay uga wada hadleen xaaladda siyaasadeed ee dalka.

Mudane Jawaari ayaa caddeeyey in Madaxweyne Farmaajo uu ka codsaday in la baajiyo shirkii maanta ay isugu imaan lahaayeen Golaha Baarlamaanka DFS.

Guddoomiye Jawaari wuxuu fariin u diray Xildhibaanada kale ee Baarlamaanka oo uu sheegay  inay ogolaadeen talo soo jeedintii Madaxweynaha uu ka codsaday wuxuuna ka codsaday inay ogolaadaan oo ay ku ayidaan.

Hoos Ka Daawo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *