Thursday, January 20, 2022
Hoy > Warka > DAAWO:-Shaqaalihii hawadda Soomaaliya maamulayey oo Nayroobi ka soo gaaray

DAAWO:-Shaqaalihii hawadda Soomaaliya maamulayey oo Nayroobi ka soo gaaray

Muqdisho (Madal Furan) – Waxaa maanta garoonka diyaaradaha ee magaaladda Muqdisho Aadan C/lle Cismaan (Aadan Cadde) ka soo degay shaqaalihii maamuli jiray hawadda Somaaliya oo isugu jira Soomaali iyo Ajnebi, kaasoo ilaa sanadkii1993dii ku shaqeynayey magaaladda Nayroobi.

34 oo ka mid ah shaqaalahaas ayaa maanta dib ugu soo laabtay waddanka Soomaaliya, kuwaasoo ku shaqeyn doona qalabkii ay dowladda Soomaaliya dhowaan la wareegtay oo loo shaqeyn doono maamulida hawadda Soomaaliya.

Hoos ka daawo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *