Friday, January 21, 2022
Hoy > Warka > Dhegeyso Xog idaacadda VOA ka diyaarisay direyska ciidamadda Booliska ee Al-shabaab u adeegsadeen weerarkii Muqdisho

Dhegeyso Xog idaacadda VOA ka diyaarisay direyska ciidamadda Booliska ee Al-shabaab u adeegsadeen weerarkii Muqdisho

Muqdisho (Madal Furan) – Waxaa la ogaaday in dharka ciidamadda Booliska dhowaan loo qaybiyey ay heleen ururka Al-shabaab, kaasoo ay u adeegsadeen weearadii ugu danbeeyey ee ururkaasi ka fuliyey magaaladda Muqdisho.

Ciidamadda Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sidoo kale la xaqiijiyey in ay horay u sheegeen in ay ka maqan yihiin 10 joog oo ka mid ah dereyskii cusbaa ee ciidamadda Booliska loo qaybiyey.

Sidaas awgeed, Idaacadda VOA ayaa waxay ka diyaarisay warbixin dheer oo ay ku daba gashay dharka ciidamadda Booliska la siiyo iyo sida uu ururka Al-shabaab ugu gacan galo.

Halkan ka dhegeyso.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *