Friday, January 28, 2022
Hoy > Warka > Madaxwayne Deni oo Dubai u safraya maalinta Sabtiga

Madaxwayne Deni oo Dubai u safraya maalinta Sabtiga

Warar naga soo gaar magaalada Garoowe ayaa waxay sheegayaan in Madaxwaynaha Dawaladda Puntland u safarayo Sabtiga oo ku beegan November 23 2019 dalka Isutagga Imaaraatka Carabta.

Lama oga ujeeddada safarka, welina si rasmi ah looma shaacin safarka; waxaase warar hoose sheegayaan inuu casumaad ka helay dawladda Imaartka, si ay uga wada hadlaan arrimaha la xiriira mashaariicda ay ka wadaan Puntlnad sida DP Wold iyo PMPF.

Leave a Reply

Your email address will not be published.