Friday, January 28, 2022
Hoy > Warka > Khilaafka Dowladda FS iyo Maamulada Goboladda oo Machadka Heritage uu warbixin ka soo .

Khilaafka Dowladda FS iyo Maamulada Goboladda oo Machadka Heritage uu warbixin ka soo .

Muqdisho (Madal Furan) Qoraal ka soo baxay Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Heritage ayaa lagu soo gudbiyey warbixin saaray ka hadlaysa khilaafka dowladda Federaalka iyo Maamul goboleedyada, kaasoo bilihii la soo dhaafay gaaray halkii ugu sareeysay.

Warbixinta Machadka Heritage soo saartay oo ka kooban illaa 8 Bog ayaa looga hadlay xalka khilaafka dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada iyo heerarka uu soo maray.

Machadka ayaa sheegay in Soomaaliya ay dhexda ugu jirto khilaaf siyaasadeed oo khatar ah, kaasoo keeni kara inay kala daataan guulihii ballaarnaa ee laga gaaray nabadeynta iyo qaran dhisida tan iyo sanadkii 2012.

Machadka ayaa soo jeediyay tallooyin iyo aragti kala duwan oo lagu xalin karo khilaafka, iyagoo sheegay wada hadalka uu yahay wadiiqada kaliya ee ugu dhow in heshiis looga gaaro xasillooni darada siyaasadeed ee hadda taagan

Halkan hoose ka akhriso Warbixinta.

Click to access Qoraal-Kooban-17-HIPS.10.06.2018.pdf

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.