Friday, January 28, 2022
Hoy > Warka > Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta kulan ka yeelanaya Hindise Sharciyeedka Nashqadeynta magaalooyinka

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta kulan ka yeelanaya Hindise Sharciyeedka Nashqadeynta magaalooyinka

Muqdisho(Madal Furan) – Xildhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya  ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho.

Xubnaha Golaha Shacabka ayaa maanta la sheegay in Ajendaha horyaala uu yahay Akhrinta 1aad ee Hindise Sharciyeedka Nashqadeynta magaalooyinka, kaas oo xiligaan dalka muhiim u ah.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalmhii la soo dhaafay dood ka yeeshay dib u eegista xeer hoosaadka Golaha Shacabka

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.