Monday, January 17, 2022
Hoy > Warka > Mukhtaar Roobow oo naf iyo maal dul dhigay ololihiisa tartanka xilka Madaxweynaha K/Galbeed

Mukhtaar Roobow oo naf iyo maal dul dhigay ololihiisa tartanka xilka Madaxweynaha K/Galbeed

Baydhabo (Madal Furan) – Doorashada loo xarbinayo Bisha November Ee Sanadkaan waa mid Xaniinyo taabat ah marka la eego Miisaanka Xubnaha Tartanka uu dhexmari doono.

Ilo Wareedyo ayaa sheegaya in Mukhtaar Rooboow uu helay Lacag Aad ubadan oo la rabo inuu ku diyaar garoobo Doorashada Bil iyo Bar kadib dhaceysa Deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Waxaa Ololaha Mukhtaar Rooboow sameenaya Dad ay isku heyb yihiin kuwaas oo dalka iyo dibadiisa ku dhaqan islamarkaana ay doonayaan in Shariif Xasan uusan kursiga kusoo laaban.

Hadii ay U Cadaato Doorashada Wareegeeda in laga Cod badan yahay Shariif Xasan Sheekh Aadan waxa uu sheegay in uu ugu shubayo Murashaxa ay markaas is fahmaan.

Rooboow Abu Mansuur ayaa Soomaalida Badankeed waxay ka diideen inuu Xil Qabto maadaama uu yahay Dhiigyo Cab intuu Shabaab katirsanaa Xasuuqay Shacab Soomaaliyeed oo aan waxba galabsan.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *