Thursday, January 20, 2022
Hoy > Warka > Deg Deg:-Suldaan lagu dilay magaalada Badhan iyadoo uu madaxweyne Gaas booaqanayo gobolkaas

Deg Deg:-Suldaan lagu dilay magaalada Badhan iyadoo uu madaxweyne Gaas booaqanayo gobolkaas

Badhan (Madal Furan) – Wararka ka imaanaya magaaladda Badhan ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in saaka halkaas lagu dilay Suldaan ka mid Salaadiinta Gobolka Sanaag oo lagu magacaabo Xasan Cali Jibriil.

Ciidamada ilaalada Gobolka ayaa la soo sheegayaa inay rasaas ku fureen Suldaanka xili uu marayey bar Kantarool

Dilka Suldaanka ayaa wuxuu ku soo beegmay xili uu Madacweynaha Pumtland booqasho ku joogo magaalada Badhan.

Goobjoogayaal ayaa waxay sheegayaan in xaaladda magaaladu ay kacsan tahay.

Wixii ka soo kordha kala soco Madal furan.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *