Thursday, January 20, 2022
Hoy > Warka > Akhri:- Qoraal Madaxda Goboladu ka soo saareen khilaafka siyaasadeed ee Galmudug oo ay ku eedeeyeen DFS

Akhri:- Qoraal Madaxda Goboladu ka soo saareen khilaafka siyaasadeed ee Galmudug oo ay ku eedeeyeen DFS

Madal Furan – War Qoraal ah oo ka soo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyadda ayaa looga hadlay xiisada siyaasadeed ee ka dhex taagan maamulka Galmudug.

Waxaa Madaxdu DFS ku eedeysay inay hurinayaan khilaafka siyaasadeed ee ka dhex tollan siyaasiyiinta Maamulka Galmudug.

Waxay Goluhu u jeediyeen hoga tusaaleyn DFS oo ku sheegeen in danta Galmudug iyo tan Soomaaliyaba ay ku jirto wax ay ugu yeereen Midnimada ummadda Soomaaliyeed.

Halkan ka akhri qoraalka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *