Monday, January 17, 2022
Hoy > Warka > Akhriso: – Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo shuruud ku xiray wada hadalka dowladda Federaalka

Akhriso: – Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo shuruud ku xiray wada hadalka dowladda Federaalka

Madal Furan –Qoraal War Murtiyeed ah oo ka soo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayay uga hadleen baaqii Madaxweyne Farmaajo  uu madaxda dowlad goboleedyada isugu yeeray shirk a dhici doona magaaladda Muqdisho oo looga hadli doono bisha Sebtember oo socon doono Labada maalmood ee 17-18 bishan September.

Baaqa shirka magaaladda Muqdisho ayaa wuxuu ku soo beegmayaa go’aanka Dowlad Goboleedyada ku hakiyeen wada shaqeyntii dowladda Federaalka.

Shuruudaha ay ku xireen wadahadalka ay dowladda federaalka Soomaaliya ku dooneyso in Maamul goboleedyada ay la gasho ayaa waxaa ka mid ah In marka horeba dowladda FS ay joojiso wax ay ugu yeereen faragelinta qaawan ee ku wajahan arrimaha gudaha ee maamuladda Goboladda.

Halkan hoose ka akhriso war murtiyeedka:-

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *