Thursday, January 20, 2022
Hoy > Warka > DAAWO:-Qaramada Midoobay oo wakiil cusub u soo magacowday Soomaaliya

DAAWO:-Qaramada Midoobay oo wakiil cusub u soo magacowday Soomaaliya

Madal Furan – Qaramada Midoobay ayaa wakiil cusub u soo magacowday waddanka Soomaaliya kadib markii ay dhamaatay mudo xileedkii wakiilkii hore Danjire Mikel Keating.

Wakiilka cusub oo lagu magacaabo Nikolas Heysom ayaa si rasmi ah maanta ula wareegay xafiiska QM ee Soomaaliya, kaasoo uu soo magacaabay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay. isla markaasna uu Wakiilka cusubi ka soo jeedo dalka Koonfur Afrika.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *