Monday, January 17, 2022
Hoy > Warka > Raali gelin cilad Farsamo oo dhowr maalmood ka jirtay bogga Madal Furan

Raali gelin cilad Farsamo oo dhowr maalmood ka jirtay bogga Madal Furan

Madal Furan – Maamulka Madal furan wuxuu akhristayaashiisa ka raali gelinayaa mudadii dhowrka maalmood aheyd ee aad booqan weydeen bogga Madal Furan, sababo la xiriiray dhinaca farsamada oo ciladi ku timi balse ciladaas iminka la xaliyey.

Haddaba, waxaan Madal Furan idiin soo gudbin doontaa wararkii iyo faalooyinkii aad uga barateen waxaana akhristayaasha ku boorineynaa inay taladoodu muhiim u tahay Madal Furan.

Mahadsanidiin

Maamulka iyo Tifaftirka

Madal Furan.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *