Friday, January 21, 2022
Hoy > Warka > Baarlamaanka DDSI oo shir xaasaasi ay ku yeelanaya magaaladda Jigjiga

Baarlamaanka DDSI oo shir xaasaasi ay ku yeelanaya magaaladda Jigjiga

Jigjiga (Madal Furan)  Magaaladda Jigjiga ayaa la filayaa inay isugu tagaan Golaha Baarlamaanka ee Soomaalida, kulankaasoo la filaayo inay kaga hadli doonaan arrimo muhiim u ah dhisnaashaha xukuumadda Soomaaliya.

Kulankan ayaa yeelan doono ahmiyad weyn iyadoo dad badani isha ku hayaan wax aka soo bixi doona.

Warar laga helayo ilo lagu kasoon yahay ayaa sheegaya in qodobadda ugu waaweyn uguna muhiimsan ee kulankaas lagu lafo guri doono ay ka mid noqon doonaan:- Ansixinta Afhayeenka iyo ku xigeenka baarlamaanka deegaanka, Ansixinta gudoomiyaha iyo ku xigeenka maxkamadda guud ee deegaanka, Ansixinta wax ka badalka astaanta calanka iyo magaca deegaanka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *