Friday, January 21, 2022
Hoy > Warka > DAAWO: Somaliland oo shaacisay inay masaafurin doonta shaqaalaha Ajnebiga ah

DAAWO: Somaliland oo shaacisay inay masaafurin doonta shaqaalaha Ajnebiga ah

Hargeysa (Madal Furan) – Wasiirka shaqo gelinta Arrimaha bulshada iyo qoyska Hinda Jaamac Gaandi ayaa shir jaraa’id ku sheegtay in Somaliland laga saari doono shaqaalaha Ajnebiga ah isla markaasna dhalinyarada Soomaaliland lagu bedeli doono boosaskooda.

“Diiwaangelinta iyo tirakoobka Ajaaniibta dalka joogta iyo shaqooyinka ay ku joogaan intaba, in aanu qabanin qof Ajnebi ahi shaqo uu qabo karo qof muwaadin ahi” ayay tiri Wasiiradu.

Waxay sidoo kale tiri “Waxaa laga rabaa dhalinyarada muwaadiniinta ah ee reer Somaliland ah inay u tafa xaytaan kaalmahaas banaan doona inay buuxiyaan”

Halkan ka daawo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *