Friday, January 28, 2022
Hoy > Warka > Kheyre oo Cabdiraxmaan Baadiyow u magacaabay La taliyaha Ra’iisul Wasaaraha

Kheyre oo Cabdiraxmaan Baadiyow u magacaabay La taliyaha Ra’iisul Wasaaraha

Muqdisho (Madal Furan) – Wareegto ka soo baxday xafiiska Raysal XFS Xasan Cali Kheyre ayaa Lataliye sare loogu magacaabay Cabduraxmaan Cabdulaahi Macalin Baadiyow.

Xilka loo magacaabay Mudane Baadiyow ayaa noqon doona mid looga faa’iideysanayo khibrada iyo waaya aragnimada uu u leeyahay arrimaha la xiriira Nabadeynta iyo Dib-u-heshiisiinta, sidaasna waxaa lagu sheegay qoraalka ka soo baxay xafiiska Raysal Wasaaraha.

Halkan ka akhri Digreetada

Leave a Reply

Your email address will not be published.