Friday, January 21, 2022
Hoy > Warka > DAAWO:- Somaliland oo joojineysa raashinka iyo miraha Siidka ee dibadda laga keeno

DAAWO:- Somaliland oo joojineysa raashinka iyo miraha Siidka ee dibadda laga keeno

Tog Wajaale (Madal Furan) – Wasiirka Wasaarada Horumarinta Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed oo la hadlay saxaafadda xili uu booqasho ku mareyey mashruuca Banka Tog Wajaale.

Wasiirka ayaa wuxuu shaaciyey war ay ku farxeen dadka beeraleyda ah ee ku dhaqan Somaliland kadib markii uu yiri Waxaan joojin doonaa raashinka ay WFP waddanka dibadiisa ka keento xiliyada ay soo go’aan dalagyada kala duwan ee wax soo saarka beeraleyda Somaliland.

Wuxuu kaloo intaas ku daray inay Somaliland joojin doonto mira Siidka ee ay beeraleydu isticmaalaan ee laga keeno waddanka diabdiisa.

Halkan Ka Daawo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *