Friday, January 28, 2022
Hoy > Warka > DAAWO:- RW Kheyre oo xili habeenimo ah gurigiisa ku booqday Madaxweynihii hore Xasan Sheekh

DAAWO:- RW Kheyre oo xili habeenimo ah gurigiisa ku booqday Madaxweynihii hore Xasan Sheekh

Muqdisho (Madal Furan) Ra’iisul Wasaaraha DF ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay wuxuu gurigiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud kadib markii uu shalay dib ugu laabtay magaaladda Muqdisho.

Booqashada Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Xubno ka tirsan Xukuumadiisa ay ku tageen guriga Madaxweyne Xasan Sheekh ka degan yahay magaaladda Muqdisho ayaa aheyd mid u dhacday si kedis ah, iyadoo kulankaas salaan iyo is marxabeyn kaddib laga soo qaaday sawirro ka muuqday dhoola cadeyn.

Halkan ka daawo.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.