Friday, January 28, 2022
Hoy > Warka > Daawo dhul Soomaaliya ka mid ah oo baraf ka da’ay

Daawo dhul Soomaaliya ka mid ah oo baraf ka da’ay

Gebiley (Madal Furan) Gelinkii danbe ee shalay ayaa waxaa magaaladda Gebiley ee Somaliland waxaa ka da’ay roob xoog weyn oo dhaliyey daadad xoog weyn leh iyo baraf.

Dadka deegaanka Gebiley iyo nawaaxigeeda ayaa waxaa ay la fajaceen baraf fadhiya guryaahooda hortooda markii uu kacay roobkii saacadaha fara badan da’ayey.

Halkan ka daawo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.