Thursday, January 20, 2022
Hoy > Warka > DAAWO:- “Somaliland ciddii sharci darro ku soo gasha waa la xiriyaa” Somaliland oo markii ugu horeysay ka hadashay xarigii Raysal Wasaare ku xigeenka Soomaaliya

DAAWO:- “Somaliland ciddii sharci darro ku soo gasha waa la xiriyaa” Somaliland oo markii ugu horeysay ka hadashay xarigii Raysal Wasaare ku xigeenka Soomaaliya

Hargeysa (Madal Furan) – Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadashay sababta ay u xireen Raysal wasaare Ku Xigeenka dowladda FS C/qani Yaasiin Maxamed, Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye.

“Xoghayuhu sharci darro ayuu ku soo galay, sharci darana ciddii ku soo gasho ogolaan mayno” ayuu yiri Maxamed Muuse Diiriye.

Halkan ka daawo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *