Friday, January 21, 2022
Hoy > Warka > Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS oo shaaciyey xiliga uu furmayo kalfadhiga 4aad

Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS oo shaaciyey xiliga uu furmayo kalfadhiga 4aad

Muqdisho (Madal Furan) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa ku dhawaaqay in 10-ka bisha September uu si rasmi ah u furmi doono Kalfadhiga 4aad ee Golaha Shacabka.

Qoraalka Guddoomiyaha ayaa ku wargeliyey Xildhibaanada fasaxa ku maqan ee waddamada shisheeye jira inay ugu danbeyn 5-ta bisha September ay dib ugu soo laabtan dalka gudihiisa.

Halkan Ka akhriso:-

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *