Friday, January 28, 2022
Hoy > Warka > Ariso:- Baarlamaanka Puntland oo soo saaray shuruudaha Xildhibaanimada lagu noqon karo

Ariso:- Baarlamaanka Puntland oo soo saaray shuruudaha Xildhibaanimada lagu noqon karo

Garoowe (Madal Furan) – Qoraal ka soo baxay Xafiiska Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland ayaa lagu faahfaahiyey go’aankii shalay ay xildhibaanadu ka gaareen nooca doorashada ee Puntland sanadka soo socda ee 2019-ka.

Go’aankii shalay ee Xildhibaanadda Baarlamaanka Puntland ayaa ahaa mid qeexayey in nidaam beeleedkii ku qotomay xulista Xildhibaanada 66 ah ee awooda siinaya hogaanka dhaqanka Puntland in lagu soo xulo xildhibaanada sanadka 2019-ka sida ku cad Qod. 4aad ee Dastuurka Puntland.

Sidaas awgeed, ayaa Xildhibaanada la soo xuli doono sanadka 2019ka ay ku imaan doonaan nidaam beeleedkii lagu soo dooran jiray Xildhibaanada Puntland mudadii 20ka sano aheyd ee ay Puntland soo jirtay

Halkan ka akhriso.

Leave a Reply

Your email address will not be published.