Friday, January 21, 2022
Hoy > Warka > DAAWO:- ONLF oo ku dhawaaqday xabad joojin aysan la ogeyn dowladda Itoobiya

DAAWO:- ONLF oo ku dhawaaqday xabad joojin aysan la ogeyn dowladda Itoobiya

Nayroobi (Madal Furan) – Jabhadda ONLF ayaa maanta ku dhawaaqday xabad joojin iskeed ah, Xabad joojinta ayaa waxay bilaabaneysaa maanta oo ku began 12ka Agoosto sida lagu sheegay war saxaafadeedka ka soo baxay masuuliyiinta Jabhadda ONLF eek u sugan magaaladda Nayroobi.

Go’aankan ayaa ONLF ay ka soo saareer Lix qodob oo ay muhiim u arkeen inay sal u noqon karto dib u soo nooleynta rajadda shacabka ONLF.

Halkan ka daawo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *