Monday, October 14, 2019
Hoy > Warka > Federaalka

Soomaaliya oo la wareegtay shir guddoonka Golaha Jaamacadda Carabta

Madal Furan - Dowladda Soomaaliya ayaa la wareegtay kaltanka 151aad ee Madaxtinimada Jaamacadda Carabta, gaar ahaan shir guddoonka Golaha. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Amb. Axmed...

Tuulada Tuka Raq oo laga baqayo in noqoto raqda Somaliland ama Raqda Puntland

Garoowe - (Madal Furan) - Maamul Goboleedka Puntland ayaa wada qorshe ay weerar aan joogsi laheyn ugu qaadi laheyd ciidamada Maamulka keligiis is magacaabay ee Somaliland ay kaga saari lahey...

Madaxweyne Farmaajo ma wuxuu adeegsanayaa Kitaabkii Kacaanka 21 Oktoobar?

Muqdisho – (Madal Furan) – Dowladdaha ay ka dhacaan xukun maroorsiga oo inta badan ay awooda maamlka qabsadaan Ciidamamda Milateriga ayaa la yimaado afkaaro aad u adag oo ay ku giijiyaan xuk...

Cali Khaliif Ma Raaci Doonaa Wadadii Axmed Cumar Jees ku hungoobay Shirweynaha Buuhoodle kadib………?

Madal Furan - Guddi ayaa lagaga dhawaaqay Magaalada Buuhoodle kuwaas oo isku soo dubaridi doona shirweyne ay yeelanayaan beelaha dega Gobolada Sool, Koonfurta Sanaag iyo Buuhoodle. Shirka...

Beesha Habar Yoonis oo garaacaysa albaabka Soomaalinimada iyo C/raxmaan Cirro oo xaal iyo xushmad ka heli doona Xisbiga Kulmiye

  Ceerigaabo – (Madal Furan) – Wixii ka danbeeyey natiijadii doorashada ee Soomaaliland ayaa waxaa soo baxayey isbedelo siyaasadeed oo ka curanaya qaar ka mid ah beelaha ku mideysan ...

Dowladda Sacuudigu ma dhici doontaa in xabsi guri geliyaan Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Khayre iyo sababta?

Riyaad – (Madal Furan) Waxaa soo baxaya in dowladda Sacuudigu ay bilowday in ay xabsi guri ku abaajiso hogaamiyayaal ka tirsan dowladdaha Carabta oo ka mid ah kuwo ugu dhaqaalaha liita caala...

Xalka Federaalka Waxaa Ka Horeeya Xalka Maamul Goboleedyada Soomaaliya (Dagaalku Gondahaaguu Ka Dhashaa)

Madaxweynayaasha Gobollada Soomaaliya waxay raadinayaan awood maamul oo la siman mida Dowladda Dhexe ee Soomaaliya, taas micnaheeduna wuxuu noqonayaa in wadanka ay ka jirto dowlado dhowr ah ...

Imaaraadka oo Cumar C/rashiid Shaar Bir ah u Tolay

Tallaabada dowladda Imaaraadka ee faragelnta arrimaha gudaha,  Soomalaiya waxa looga arkaa Xushmo-darro ka dhan ah Qaranimada iyo madaxbannaanida hannaanka garsoorka, Waxa ay halis ku tahay ...