Tuesday, August 11, 2020
Hoy > Warka

MILKIILIHII BLACK WATER OO HESHIIS LA GALAY MAAMULKA PUNTLAND.

Maantay 30 November: Waxaa heshiis kala saxiixday dawlada Puntland iyo shirkad lagu magacaabo Frontier Service Group oo fadhigeedu yahay Hong Kong. Heshiiska ayaa waxaa lagu sheegay in ...

Madaxwayne Deni oo Dubai u safraya maalinta Sabtiga

Warar naga soo gaar magaalada Garoowe ayaa waxay sheegayaan in Madaxwaynaha Dawaladda Puntland u safarayo Sabtiga oo ku beegan November 23 2019 dalka Isutagga Imaaraatka Carabta. Lama ...

Akhri Xog:- Dagaal Boosaaso ka dhaca iyo saameynta uu yeelan doono.

Boosaaso waa magaalo caynkee ah. Magaaladda Boosaaso waa magaalo ka mid ah kuwa ugu shacabka badan Soomaaliya ay ku nool yihiin, waxaana lagu qiyaasaa dadweynaha ku nool 600 ilaa 700 oo ...

Qaar ka tirsan beelaha Puntland oo ka carooday kadib markii xukuumadda Deni ay xiniinyahooda farafareysay.

Madal Furan - Madaxweyne Deni ayaa toddobaadyadan waxaa uu wajahayaa xasilooni la’aan siyaasadeed oo sida daadka uga soo burqaneysa qaar ka mid ah beelaha iyo siyaasiyiinta Puntland ee ...

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka DFS oo ka wada hadlay arrimaha Dastuurka

Madal Furan - Kulanka waxaa goob joog ahaa guddoomiyaha golaha shacabka ee BDFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Guddoomiyaha golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Dalka Mudane Ca...

Daawo:- Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo sheegtay in Saddexdii Qofba uu mid waalan yahay.

https://youtu.be/yYKurkCI0Oo?t=236 ...

Ogeysiis loo diray ardadyd codsatay ianay kamid noqdaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Muqdisho (Madal Furan) - Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed wuxuu uyeerayaa Dhamaan  Ardaydii  soo codsatay kamid noqoshada  Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed&nb...

Baydhabo oo Buur-hakaba oo isgaarsiinta ku wada xidhiidhi la’ iyo dhaqdhaqaaqa ciidamadamada

Baydhabo (Madal Furan) - Wararka ka imanaya deegaanno ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in isgaarsiintii aysan shaqaynayn iyadoo dhinaca kale ay jiraan dhaqdhaqaaqyo mila...

Qoys Sagaal sanadood god ku dhex sugayey maalinta qiyaamaha oo lasoo helay

Madal Furan - Booliska dalka Netherlands ayaa soo helay qoys sagaal sano ku jiray dhulka hoose ee dhismo ku yaala gobolka Drenthe, kuwaas oo la sheegay inay sugayeen in qiyaamaha uu u d...

Daawo:- Suldaan ku eedeeyey Muuse Biixi inuu siyaasadeynayo xal ka gaarista colaada Ceel-afweyn

Madal Furan - Suldaanka guud ee beelaha Biciide Sul. Siciid Yuusuf Ducaale ayaa si adag uga hor yimid qorshaha cusub ee lagu dhammaynayo colaadda Ceelafweyn muddada dheer ka taagnayd. ...

Madaxwaynaha shiinaha “Lafahiisa iyo jirkiisa ayaan shiideynaa oo budo ka dhigeynaa cadowga qaybinaya dalkeenna”

Madal Furan - Madaxwaynaha dalka shiinaha Xi JinPing ayaa ku goodiyay in tallabo naxariis la’aan ah ka qaadayaan cid allaale ee isku daya in ay kala qaybiso dal waynaha shiinaha dadka, ...

Xusuusta qaraxii 14-ka October oo Soomaalidu si weyn u xustay

Madal Furaan - Magaalada Muqdisho iyo guud ahaan goboladda dalka iyo Qurbajoogtuba waxay  Maanta si weyn u xuseen munaasabad loogu bariir diiqayay dadkii ku geeriyoodey musiibadii ...

Sawiro:- Martiqaad ka dhacay geed hoostiis oo loo sameeyey Wafdigii ka qeyb gashay caleema saarkii Axmed

Kismaayo (Madal Furan) - Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa maanta duleedka Kismaayo waxaa uu martiqaad ugu sameeyay wafuudii ka qeyb gashay caleema saarkiisa. Wafuudan ay...

Nin qabri uu meydka gabadhiisa u qodayay ka dhex helay gabadh kale oo nool

Madal Furan - Gabar yar oo mar dhow dhalatay ayaa iyadoo nool laga soo saaray qabri ay ku aasneyd, Waqooyiga dalka Hindiya, sida ay booliska shaaciyeen. Sarkaal booliska ka tirsan oo...

Madaxweynaha Puntland oo gaaray magaaladda Kismaayo+Sawiro

Kismaayo (Madal Furan) - Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulahi Dani iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa saaka waxay magaaladda Kismaayo ku tageen diyaarad si gaar ah uu u soo diray Madaxweyn...