Monday, October 14, 2019
Hoy > Fikradaha

Daawo: Siyaad Bare oo si qoto dheer uga sheekeeyey sababtii ay isku qoonsadeen Gen. Gabeyre

Madal Furan - Marka hore ogow ninka uu ahaa Salaad Gabeyre Kidiye, waxuu ahaa Soomaali ka tirsanaan jiray Militarigii waddankiisa intii u dhaxeysay sanadihii 1950-nadii ilaa 1970-nadii....

Miisaaniyadda gaarka ah ee madaxweyne Deni ugu tala galay gobolka Sool ma horumar ayaa loo adeegsan doonaa mise xoreynta gobolkaas?

Hareysa (Madal Furan) – kadib markii Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdillaahi Deni uu ku baaqay inuu miisaaniyad gaar ah u sameyn doono gobolka Sool, balse waxaa hadalkaas durba jawaab ...

Faallo:- Maxaa sababay in Shacabka Somaliland ay 21kii sano ee Kacaankii Siyaad Barre rumeystaan inay guranayeen mirii Janadda?

Hargeysa (Madal Furan) – Ma aha wax qarsoon in deegaanada Somaliland uu halakeeyey fakhri iyo dhaqaale xumada ku baraahsatay shucuubta ku dhaqan goboladda maamulka Somaliland ka kooban ...

Faallo:- Galgalashada siyaasadeed ee Madaxda Isbahaysiga Maamulada Goboladda oo waayey saaxiibadii naftoodu harsaneysay

Garoowe (Madal Furan) Madaxda Maamulada Goboladda Soomaaliya oo ay muuqato inay ku qaadeen xamlad weerar ba’an ah Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay doonayaan inay jilbaha ugu laabaan. ...

Laba Arrimood oo loo baahan yahay in lagu xakameeyo Madaxweynaha Puntland loo dooran doono.

HORDHAC Sideedaba ku baraarug in Puntland (Pl) ujeedada loo aasaasay, 1998, ay ahayd in la xaqiijiyo laba arrimood: In Puntland lagu baadidoono sidii dawlad Soomaaliyeed loo soo celi

Faallo:- Xisaabta Siyaasadeed ee doorashada Puntland ee sanadka 2019 iyo wejiga dhabta ah ee Prof. Gaas

Madal Furan – Inta la hubo mudo Saddex bilood oo keliya ayaa waxay ka harsan tahay xiliga doorashada Puntland ee sanadka 2019, waxaana soo muuqanaya Musharixiinta doonaysa inay u tartamaan x...

Akhri xog urursan:- Socdaalkii Qaaradaha ee ololaha doorashada Musharaxa Madaxweynaha Puntland Dr. Faarax Cali Shire oo u talaabaya Goboladda Puntland.

Musharaxa u loolamaya xilka doorashadda Madaxweynaha Puntland ee sanadka 2019 Dr. Faarax Cali Shire wuxuu dib ugu soo laabtay dalka 10ka bishan September 2018 isagoo ka soo degay garoonka di...

DAAWO:- Musharax Faarax Cali Shire oo ku eedeeyey Dr. Gaas inuu albaabada isugu laabayo Puntland

Nayroobi (Madal Furan) - Musharaxa xilka Madaxweynaha Puntland 2019 Faarax Cali Shire oo maanta waraysi siiyey TV-ga RTN ayaa si qoto dheer wuxuu uga hadlay sababta ku kaliftay inuu isu shar...

Milicsiga heshiiskii Puntland iyo Shirkadda P&O iyo sababta uu u miradhali waayey

Garoowe (Madal Furan) - Baarlamaanka Puntland ayaa maanta u yeeray Wasiirka dekeddaha iyo Gaadiidka Badda Puntland Siciid Maxamed Raage si ay su'aalo uga weydiiyaan arrimo la xiriira heshiis...

Akhri:- Xog laga helay shirqool dil oo Madaxweyne Farmaajo ka badbaaday.

Muqdisho (Madal Furan) xog ay Madal Furan ka heshay ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in uu shirqool loogu tala galay in lagu dilo Madaxweynaha Dowladda Fedeaalka Soomaaliya Maxamed C/laa...

Maxaa dhiman ee Prof. Gaas uu sugayaa, ma Boosaaso iyo Garoowe oo la qabsado?

Madal Furan - Af Urur waa tuulo ku taal salka hoose ee buuraleyda Golis oo qiyaastii 75Km u jirta magaaladda Boosaaso, waxayna dadka ku nooli noloshoodu ku tiirsan tahay Xoolaha Nool iyo xab

Tuka-Raq oo noqotay meel ay ka soo cimreystaan Siyaasiyiinta Somaliland iyo Puntland.

Tukaraq (Madal Furan) – Waxaa deegaanka Tukaraq ee ay ka taagan tahay colaadda u dhexeysa maamuladda Somaliland iyo Puntland ayaa waxaa dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay ku soo qulqulayey ...

Geelle oo Khaliijka Carabta u diyaariyey luqada Beershiya inay tahay tan keliya ee lagu hadlo, marka Iiraan saldhiga milateri Jabuuti ku yeelato

Jabuuti (Madal Furan) Dowladda Jabuuti oo dhowaan waxay waddankeeda ka cayrisay shirkadda DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta kadib markii ay ku eedeysay inay faraha la gashay...

Xog Muhiim ah:- Baasaboorka Soomaaliga oo lagu arkay Eray ka dhan ah Diinta iyo Dhaqanka Soomaaliya

Madal Furan - Baasaboorka Soomaaliga oo dhowrkii sanadood ee ugu danbeeyey lagu sameeyey isbedbedel noocyo badan badan leh oo ay ka mid tahay noocyadda Midabka, Qoraalka, Astaanta iyo warqad...

Haddii Trump Aqoonsaday Qudus, Farmaajo ma aqoonsan doonaa Somaliland

Madal Furan - Warar laga helayo ilo dublomaasiyadeed ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo uu wadanka Jabuuti kula kulmi doono Madaxweynaha Jamhuuriyadda Is-magac