Tuesday, August 11, 2020
Hoy > Madal Furan

Madaxwayne Deni oo Dubai u safraya maalinta Sabtiga

Warar naga soo gaar magaalada Garoowe ayaa waxay sheegayaan in Madaxwaynaha Dawaladda Puntland u safarayo Sabtiga oo ku beegan November 23 2019 dalka Isutagga Imaaraatka Carabta. Lama ...

Iiran oo sheegtay in aan wada-xaajood ka furnayn gantaalaheeda riddada-dheer.

IIRAAN waxay ku gacansayrtay in ay joojinayso horumarinta ay ku waddo gantaalaha casriga ah ee ridada dheer kuwaas oo ay dhowaan soo bandhigtay. Bahram Qassemi oo ah afhayeen u hadlay was...

Dawladda Britain oo markii ugu horaysay gabar umagcawday ergayga Britain u fadhiya Qaramada midoobay

Dawladda Ingiriiska ayaa Karen Pierce u magcawday ergayga cusub ee umatalaya Jamciyadda Quruumaha ka dhexaysa, taas oo ah haweenaydii uguhoraysay ee dawladda Ingiriiska xafiiskan u qabata. ...

Booqashadii Farmaajo ee Taallada Wahat Al Karama ee Abu Dhabi

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi “Farmaajo” oo booqasho ku jooga dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa booqday Taallada loo dhisay in lagu xasuusto Shuhadada Ciidamada Imaa...

Soomaaliya: CIA-da Maraykanka Saldhigyada ay ku leedahay Muqdisho iyo sida ay u fuliso — Jeremy Scahill

Sida uu shaaciyay saxafi Maraykan oo ku xeel-dheer dabagalka hawlgallada qarsoon ee dawladda Maraykanku ka fuliso dalalka dibadda ah, gaar ahaan dalalka ku caanbaxay ladagaalanka argagix...