Monday, October 14, 2019
Hoy > Editor

Madaxweynaha Puntland oo gaaray magaaladda Kismaayo+Sawiro

Kismaayo (Madal Furan) - Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulahi Dani iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa saaka waxay magaaladda Kismaayo ku tageen diyaarad si gaar ah uu u soo diray Madaxweyn...

Madaxweynayaal hore ee Soomaaliya oo ka qayb gelaya caanashubka Axmed Madoobe

Kismaayo (Madal Furan) - Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ay maanta oo Khamiis ah tagi doo...

Maalqabeen boqolaal Muslimiin ah is-xambaar ku geeyay Canada

Madal Furan - Jim Estill, oo ah ganacsade u dhashay dalka Canada ayaa markii uu telefishinka ka arkay dhibaatada colaadda ka taagan dalka Suriya wuxuu go'aansaday inuu gacan ka geysta c...

Madaxweyne Puntland oo magacaabay Taliyaha qaybta gobolka Sanaag.

Boosaaso (Madal Furan) -Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr-78 Oktoobar 05, 2019 ku magacaabay Taliya Qaybta Booliska gobolka Sanaag. ...

Akhriso: Habraaca cusub ee Axmed Madoobe ka qayliyey

Muqdisho (Madal Furan) - Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  ayaa soo saartay habraac cusub oo ku saabsan Qorshaha soo Xulista Xubnaha Baarlamaanka 2aad iy...

Jubaland maxay ka tiri dalabka ah in doorasho kale la qabto?

Madal Furan - Maamulka dowlad goboleedka Jubaland ayaa ka soo horjeestay habraacii doorashooyinki barlamaanka ee Jubaland ee ay soo saartay wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda federa...

Guddoomiyayaasha Baarlamaanka Soomaaliya iyo Jabuuti oo booqasho ku tegay magaaladda Baydhabo

Baydhabo (Madal Furan) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan  oo uu weheliyo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Jabuuti Maxamed Cali Xaamud ayaa waxay maanta ...

Xildhibaannada iyo Odayaasha ka soo jeedo Gobolada Waqooyi ee dalka oo fikirkooda ka dhiibtay diyaarinta sharciga Doorashooyinka+Sawirro

Muqdisho (Madal Furan)  - Guddiga KMG ah ee diyaarinta sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka ayaa kulan xarrunta Villa Hargeysa kula qaatay Xildhibaanadda iyo Odayaash...

Sawiro:- Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Masuuliyiin ka Socda UNSOM iyo IGAD.

Boosaaso (Madal Furan) - Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Boosaaso kulan muhiim ah kula Qaatay wefti ka socda UNSOM iyo IGAD oo ay...

Diyaarada rakaabka ee Jubbaland sheegtay in ay soo iibsatay, ma kiraa mise……?

Kismaayo (Madal Furan) - Waxaa maanta maanta garoonka diyaaradaha ee magaaladda Kismaayo ka degtay diyaarad la sheegay in Maamulka Jubbaland uu soo iibsaday. Madaxweyne ku xigeenka K...

Deegaanka Camaara oo Ciidamada dowladdu kala wareegeen ururka Al-shabaab.

Gaalkacyo  (Madal Furan) – Ciidamadda milateriga Soomaaliya ee qaybta 21-aad ayaa la xaqiijiyey inay la wareegeen deegaanka oo ka tirsan gobolka Mudug. Howlgalkan oo ah mid bala...

Iran oo lagu eedeeyay inay weerar internet la bartilmaameedsatay ololaha doorasahda Mareykanka

Madal Furan - Koox jabsata internetka oo la rumaysan yahay inay xiriir la leeyihiin dowladda Iran ayaa waxay bartilmaameedsadeen doorashada madaxwaynanimada Mareykanka ee 2020,waxaa sid...

Su’aal ka taagan nin ahaa Madaxii Amniyaadka Al-Shabaab oo DFS horay u qabtay oo Dowladda Kenya sheegtay inuu joogo dalkeeda

Madal Furan - Su’aalo kala duwan ayaa ka dhashay Sawirka nin ay Kenya soo bandhigtay oo ay ku sheegtay magaciisa C/waaxid Khaliif Cabdi oo loo yaqaan Ciise Tarabuun, kaasoo bishii June ...

Qarax lala eegtay Ciidamo ka tirsan Amisom iyo khasaare ka dhashay.

Muqdisho (Madal Furan) – Qarax loo maleynayo inuu ka dhashay miino dhulka lagu aasay oo lagu hagayey romote Kontorol ayaa maanta barqanimadii lala eegtay gaadiid ay la socdeen ciidamo k...

Weriye Coldoon oo mar kale maxkamadi xukuntay

Hargeysa (Madal Furan) - Maxkamada racfaanka ayaa ayiday xukunkii dheeraa ee hore maxkamada gobolku ugu xukuntay Abdilmalik Musa Coldoon ee 3da sano iyo 6da bilood ahaa Max...