Tuesday, August 11, 2020
Hoy > Madal Furan

MILKIILIHII BLACK WATER OO HESHIIS LA GALAY MAAMULKA PUNTLAND.

Maantay 30 November: Waxaa heshiis kala saxiixday dawlada Puntland iyo shirkad lagu magacaabo Frontier Service Group oo fadhigeedu yahay Hong Kong. Heshiiska ayaa waxaa lagu sheegay in ...

Fadeexad: Wasiir Jamaal oo iibsanaya xubin Golaha Shacabka

Mogadisho (Madal Furan) - Wararka ka imanaya magaalada Mogadisho, ayaa waxay xaqiijinayaan in Warsiirka Qorshayna iyo Iskaashiga Caalamiga ee dawladda Federalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Has

Xukuumadda Federalka Soomaaliya iyo Dalka Qatar oo dagaalkoodi siyaasadeed ee UAE u soo raray degaannada Puntland

Sida ay xaqiijinyaan ilo wareedyo lagu kalsoon yahay, waxaa soo kordhaya xogta ku saabsan in Xubno ka tirsan xukuumadda iyo maamulka Villa Soomaaliya, ay ku hawlan yihiin sidii ay u carqalad...

BBC – Farmaajo iyo Su’alihii Dadwaynaha Facebook

Mogadisho. Febraayo 8, 2018  oo ah sanad-guuradii 1aad ee doorashadii Madaxawyne Farmaajo ayaa Shabakada warbaahinta ee fadhigeedu yahay dallka Ingiriiska magaaladiisa London loona yaqaan BB...

WAR DEG DEG AH : En. Yariisow oo loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Iyo Xarunta Gobolka oo ay la wareegeen ciidan NISA

Muqdisho, Waxaa si rasmi ah digreeto Madaxwayne loogu magacaabay  Guddoomiyaha Gobolka Benaadir, Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng. Yariisow, taasii oo meesha ka saartay xilkii Guddoomiy...

WAR DEG DEG AH: GUDDOOMIYAHA GOBOLKA BENAADIR YAA LOO MAGACAABAY?

Mogadisho. War horhac oo  hadda  naga  soo gaaraya magaalada Muqdsisho ayaa waxay sheegayaan saacadaha soo socda in xilka laga qaadayo Guddmoomiyahii Gobolka Benaadir, Mudane Thaabit Maxamuu...

IS BADDEL LAGU SAMEEYAY GOLAHA WASIIRADA SOOMAALIYA

Mogaidsho. Raysal-wasaaraha Somaliya Mudane Xasan Cali Kheyre  ayaa xil ka qaadis ku sameeyay saddex Wasiir oo kala ah: 1) Yusuf Garaad Cumar (Wasiirka Arimaha Dibadda) waxaa lagu baddala

WARARKII UGU DAMBEEYAY WEERARKA GURIGA C/RAXMAN C/SHAKUUR

Xalay saqdii dhexe ayay ahayd markii la weeraray guriga Wasiirkii hore Qorshaynta, wararka soo baxaya ayaa waxay sheegayaan in ciidanka NISA (Ciidanka Nabad Sugidda Soomaaliya) ay weerareen ...

War deg-deg ah: Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo caawa gurigiisa la weeraray

War dhawaan naga soo gaaray magaalada Mogadisho ayaa sheegaya in Wasiirkii hore ee Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ahaana mudanayaashii tartanka u galay...

JIRITAANKA DAWALDNIMO EE PUNTLAND 20 SANO KADIB WALAAC LAGA MUUJIYAY

Kadib markii ay dheeraatay maqnaashihii dawladda dhexe, laguna guul dareystay shirar badan oo dib u heshiisiineed oo ay qabteen dawladah deriska iyo kuwa carbeed;  waxaa isku yimid ergoo...